Om avsnittet

bariido wanaagsan dhulkoo barqo roob leh ayaynu wanaag bilownee waa culay iyo cod quruxsanaa rabi naxariistiisa jano ha ugu deeqo maxamed yusuf axmed walalihii hargeisa iyo miidi hobolada waaberi waa midka mid ah saddexdii maxamed kuwii fooladka u ahaa dhagaysi haboon