Avsnitt av Marty Mohamed Shucayb's show

De 12 senaste av 19 avsnitt

  1. Mohamed Mooge - Ha ku faaqin aadmiga

    Alla faxane ruuxi loo buuxshay faraqee caydh laga fogeeyow Ha ku faaqin aadmiga ha ku caayin faro madhan ileen farajka eeba markuu doono furayee waa hees waano iyo wax sheeg badan oo ustaadku ku hoga tusayo inta abuurka san isa siisa…

    5 min
  2. Mohamed Mooge - Adiguna gankaa filo

    Mohd Mooge - Adiguna gankaa filo.mp Waa al ustaad mujaahid macalin mooge iyo luuqdii cudoonayd dhagaysi wacan

    10 min
  3. Daruuraha Sacaado Alaale

    waayo waayo iyo sacada alaale heestii daruuraha

    5 min
  4. Dad Hadduu Is Qoonsado Cisman Magool

    Cismaan Mohamed Cabdikariin iyo Xaliimo Cumar Khaliif Magool waayo waayo iyo sugaantii xaada kicin jirtey nala dhugo waa xaaji marty oo idin leh xikmad wanaagsan

    10 min
  5. Ciil(Canab Aadan) (1) (1)

    Ciil iyo cuudka qaramka culus al fanaan canab iyo labeen djibouti darkeeda ila dhagayso

    10 min
  6. Gudbiyay. Kinsi,Jubba (1)

    AHUN Kinsi xaaji aadan iyo cabdiqaadir macalin cumar maxamuud juba waayo waayo iyo luuq culus waa fooladki ugu da'yaraa hoboladii waaberi waa intii da'dooda ka mudhay ee fanka cudoon inala wadaagtay

    10 min
  7. Habawsan Hibo Gacanlow (2)

    Habawsan Cismaan mohamed cabdikariin gacanlaw AHUN luuq hore iyo walaalihii hargeisa

    10 min
  8. Lur Caashaq Nageeye

    Cabdiqaadir xasan nageeye iyo heestii lur caashaq waa dar kale iyo kaydka marty mohamed

    6 min
  9. Allahayoow Dal Ma Aqaan( Magool (1) (1)

    allahayow dal ma aqaan luuqda xaliimo khaliif magool laxanka maxamed al wardi nala dhagaysta

    9 min
  10. Balan-C-raxmaan-caasha cige (1) (1)

    cabdiraxmaan dheere iyo caasha cige waa balan iyo heestii cudoonayd

    11 min

Visa fler avsnitt av Marty Mohamed Shucayb's show

Poddar som liknar Marty Mohamed Shucayb's show

Fler i samhälle & kultur