Marty Mohamed Shucayb's show
19 avsnitt. Sida 2 av 2.
- bariido maxamed yuusuf cabdi (1)
bariido wanaagsan dhulkoo barqo roob leh ayaynu wanaag bilownee waa culay iyo cod quruxsanaa rabi naxariistiisa jano ha ugu deeqo maxamed yusuf axmed walalihii hargeisa iyo miidi hobolada waaberi waa midka mid ah saddexdii maxamed kuwii…
9 min - CARAATAN.CABDUQAADIR MACALIN JUBBA & NADIIFA CALI KULLANE(8463) (1) (2)
caraatan iyo cabdiqadir macalin cumar maxamuud juba waayo waayo iyo dhaldhalaalkii fanka
12 min - OLOSHAY MAXAMED RAAGE EREYADII XAAJI GUJIS (1)
oloshay amaba ergo nabada lama diido iyo codka macalin sarre mohamed raage iyo ereyadii abwaan xaaji gujis allah ha u naxariistee
5 min - Gari makaa baxdaa Fannaaniinta (1)
waa heestii gari ma kaa baxdaa oo ay darandoori isu weydaarsanayaan fanaaniintii waaberi dhagaysi wanaagsan
11 min - isna ima dayeelo magool
waa mid ka mid ah heesaha quruxda iyo luuqda san ee ay ku luuqeyso allah ha u naxariistee fanaanadii Xaliimo khaliif Magool waa isna ima daryeelo ana kama danbeeyo
5 min