

Om avsnittet
Alla faxane ruuxi loo buuxshay faraqee caydh laga fogeeyow Ha ku faaqin aadmiga ha ku caayin faro madhan ileen farajka eeba markuu doono furayee waa hees waano iyo wax sheeg badan oo ustaadku ku hoga tusayo inta abuurka san isa siisa inaanay xikmadu ahayn isu faan. allow u naxariiso